Doorka ololaha doorashada ee ururada shaqaalaha Maraykanka

FILE - In this Oct. 19, 2020 file photo, a voter drops their ballot off during early voting in Athens, Ga.

Magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweyne sannadle ah oo ay leeyihiin hay’ad u doodda xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, waxaana kulankaas looga hadlayaa xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, sidoo kale xubnaha kulankan ka qaybgalay ayaa taageero u muujiyey xisbiga Dimoqraadiga, iyaga oo ku sababeeyey inuu yahay kan u taagan ilaalinta xuquuqda muruqmaalka.

Haddaba Maxamuud Cumar Samatar oo ka tirsan hay’adda u doodda xuquuqda shaqalaaha Maraykanka, kana hawlgala caasimadda Maraykanka ee Washington DC, ayaa ka mida saraakiisha ka qaybgelaysa kulankaasi, wuxuuna khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka shaqaalaha ee Las Vegas