Maamulka Puntland ayaa maanta xukun toogasho ah ku fuliyey 10 qof oo lagu heley in ay Al-Shabaab ka tirsanaayeen.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo inooga soo diray Wariyaheena Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Puntland oo xukun ku fulisay rag lagu helay Al-Shabaabnimo