Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi

Baarlamaanka

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamanka in qodobada doodaha soo socda ee baarlamanka lagu daro cabashooyinka ka imaanaya canshuuraha cusub ee ay dowladu soo rogtey. Baarklamanka ayaa arrinkan maanta kaga dooday kulan ay yeesheen.

Haddaba, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa ka wareystay Xildhibaan Cali Mahdi Maxamed oo ka mid ah xildhibaanada soo jeedintan taageersan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Xildhibaan Cali Mahdi