Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri cashuuraha dooddu ka taagan tahay iyo xiisadda Ethiopia

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay cashuuraha cusub ee doodda dhaliyey. Madaxweynaha oo xalay hadal u jeediyey shacabka ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo arrimo ay kamid yihiin xiisadda u dhexeysa Ethipia iyo Soomaaliya ee ku saabsan heshiiskii is afgaradka badeed ee Addis Aabab ay la gaartay Somaliland, dhaqan galinta cashuurta iibka ee Digitalka, iyo cabashada dhalinyarada bajaajleyda oo saddax maalin oo xiriirah dibadbaxyo ka dhigay magaalada Muqdisho.

Warbixin arrimahaasi ku saabsan waxaa noo diyaariya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadalka madaxweyne Xasan Sheekh