MADAXWEYNE XASAN OO EEDEEYEY ETHIOPIA

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku eedeeyay Itoobiya inaanay aqbalin in Somalia ay tahay dal madax bannaan. Isaga oo faahfaahin ka bixiyey sababaha keenay inay wadahadaladii ay la lahaayeen Ethiopia ay burburaan.