XANUUNKA FURUQA DAAYEERKA OO MEELO BADAN LAGU ARKAY

Your browser doesn’t support HTML5

Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa xaalad deg deg ah oo caalami ah kasoo saartay faafitaanka xanuunka furuqa daanyeerka ee Mpox ee dalka Congo iyo meelo kale oo kamid ah qaarada Africa, iyagoo dalbaday tallaabo deg deg ah oo lagula tacaalayo faafitaanka virus-kan.