XADGUDUBYADA KA DHANKA AH SHAQAALAHA SAMAFALKA

Your browser doesn’t support HTML5

Dunida waxaa shalay laga xusay maalinta shaqaalaha howlaha bini’aadanimada. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sanadkii hore ay kordheen tacadiyada loo geysanyo shaqaalaha hay’’addaha gargaarka, iyadoo 33 dal oo Somalia ku jirto lagu dilay 280 ka tirsan shaqaalaha gargaarka.