SISI OO KA DIGAY KHATARTA DAGAALKA QAZA

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha dalka Masar ayaa ka digay khatarta dagaalka Qaza, taasoo ah inuu ku fidi karo gobolka. Madaxtooyada ayaa intaas raacisay in "Xabbad joojinta Gaza ay tahay inay noqoto bilowga aqoonsiga dawladda Falastiin iyo hirgelinta xalka labo dawladood oo daris ah.