Kenya oo billaabeysa tallaalka busbus-ka

Illustration shows test tubes with "Mpox virus positive" label

Illustration shows test tubes with "Mpox virus positive" label

Dowladda Kenya ayaa Isniintii sheegtay in dhammaadka sannadkaan ay billaabi doonto tallaalka cudurka halista ah ee Busbuska Daanyeerka, oo hadda ku sii faafaya bartamaha iyo bariga Africa.

Kenya ayaa heleysa ilaa 2 milyan oo doos oo ah tallaalka cudurkaan, bisha December ee sannadkaan. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intisar Salax.

Your browser doesn’t support HTML5

Tallaalka Busbuska.m4a