Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda qoyska iyo bulshada ay u leedahay in gabdhaha wax la baro. Waxaa barnaamijka marti ku ah Fartuun Maxamed Cismaan oo bare ka ah Jaamacadda Mustaqbal ee Nairobi, una ololeysa waxbarida gabdhaha iyo arrimaha haweenka.
Waxaa soo jeedineysa Intisaar Saalax Xusen.
Your browser doesn’t support HTML5