Wararkii ugu dambeeyey ee shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga ee ka socda Chicago

Democratic National Convention (DNC) in Chicago

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa Talaadadii kula hadlay xisbiga Dimuqraadiga magaalada uu ka soo jeedo ee Chicago, isagoo sheegay in madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris ay tahay shaqsi saxda ah ee uu kula tartami karo Donald Trump doorashada madaxtinimada Mareykanka ee bisha November ee soo socota dhaceysa.

Weriyaha VOA ee Koongareeska Katherine Gypson ayaa warbixintan ku eegeysa habeenkii labaad ee Shirweynaha Qaran ee Dimuqraadiga.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo koobeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirweynaha xisbiga dimoqraadiga