SOOMAALI KA QEYBGALAYA SHIRKA DIMUQRAADIGA

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Chicago ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga, halkaas oo ay ka qaybgelayaan madax sare iyo kumanaan ergo ah oo ka kala socda gobollada dalka Maraykanka. Xubno Soomaali ah ayaa ka mida ergada shirkan ka qaybgelaysa.