HUB URURSIGA U DHEXEEYA ARMENIA IYO AZERBAIJAN

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka Azerbaijan iyo Armenia ayaa ku jira tartan hubka ah oo khatar gelinaya wada-hadallada nabadeed ee uu Maraykanku taageerayo ee u dhexeeya labada dal.