CIIDAMADA ANSHAXA EE TALIBAN

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska anshaxa ee xukuumadda Taalibaan ee ka taliya Afgaanistaan ​​ayaa sheegay in sanadkii hore ay “gacanta ku dhigeen oo ay burburiyeen” in ka badan 21,000 oo qalab muusig ah, taasi oo qayb ka ah olole ka dhan ah waxa ay ugu yeereen falalka ka soo horjeeda ah Islaamka.