BIYO LA'AAN SOO FOODSAARTAY FALASTIIN

Your browser doesn’t support HTML5

Illaa 120 kun oo Falastiiniyiin ah oo deggan xaafad ku taal magaalada Qudus ayaa codsi u gudbiyay maxkamadda sare ee Israa’iil iyagoo ka dalbanaya in ay helaan biyo badan. Dadka sheegay in ay biyo helaan saddex saacadood oo keliya toddobaadkii.