DAKHLI URURINTA SOOMAALIYA

Your browser doesn’t support HTML5

Somalia ayaa qaar ka mid ah shirkaddo madax bannaan ka joojisay inay u uruuriyaan dakhliga. Gollaha wasiiradda Somalia ayaa amray in wasaaradda maaliyadda oo kaliya ay noqon doonto tan uruurisa dhammaan dakhliga soo gala dowladda federaalka ee Somalia.