TAHRIIBAYAAL KU DHINTAY XEEBAHA YEMEN

Your browser doesn’t support HTML5

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 13 qof ay dhinteen, kuwo kalena la la’ yahay kaddib markii dooni ay saaran yihiin dad Itoobiyaan ahi ay degtey.