XAALADDA BARIGA DHEXE OO KACSAN

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, gaar ahaa Israalil iyo Xamaas ayaa wali cakiran. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran Abbas Arachi ayaa sheegay in Jawaabta ay Iran ka bixineyso dilkii Tehran loogu geystay hogaamiyihii siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah inay tahay mid lama huraan ah