SOMALILAND BIHI REACTION_15052720.mp4

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab ka bixiyey tallaabo ay qaadday xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, taas oo amar lagu siiyey, ganacsiyada isticmaala magaca Somaliland inay ka saaraan, kuna bedelaan magaca Somalia.