Soomaali ka qaybgashay Bandhiga Carwada ee Minnesota

Abdirhaman Kahin

Abdirhaman Kahin

Sannadkii 1854-kii, carwo ku bilaabantay in dadka deegaanka iyo beeralaydu inay ku soo bandhigaan badeecadohooda, ayaa sannadkii 1859kii, sannad uun ka dib markii Minnesota loo aqoonsaday gobol, waxay isu bedeshay waxa maanta loogu yeero Bandhig Carwada Gobolka Minnesotta.

Gobolkan oo Somalida ugu badan Mareykanka ay degenyihiin ayaa dadka badeecadahooda iyo adeegyadooda sanad walba carwadan ku soo bandhiga waxaa ka mid ah Soomaali.

Abdirahman Ciise Kahin, oo ah mulkiilaha makhaayadda Afro Deli ee magaalooyinka Mataanaha ah ee Minneapolis iyo St. Paul, ayaa sannadkan markii labaad ku soo bandhigay Carwadan Ganacsigiisa.

Wariyaha VOAda Maxamud Mascade ayaa ka wareystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Carwada Minnesota