JARMALKA OO SARE U QAADAYA MASAAFURINTA

Your browser doesn’t support HTML5

Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa wacad ku maray in uu adkeyn doono sharciga mindiyaha iyo inuu sare u qaadi doono masaafurinta dadka aan sharciyada haysan. Arrintan ayaa daba socota weerar midi loo addeegsaday oo nin Suuriyan ah uu ku dilay 3 qof oo Jarmal ah.