MASAR OO SOOMAALIYA GEYSAY GARGAAR MILATERI

Your browser doesn’t support HTML5

Masar ayaa Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii ugu horreeyay ee milateri muddo ka badan 40 sano. Saddex ilo-wareed oo diblomaasiyadeed iyo kuwo dowladda Soomaaliya ah ayaa sheegay in tallaabadani ay sii xoojin karto xiisadda u dhexeysa Masar iyo Somalia oo isku dhinac ah iyo Itoobiya oo dhinaca kale ah