CAGAFCAGAFYADA KU SHAQEEYA TAMARTA CADCEEDA

Your browser doesn’t support HTML5

Cag-cagaftii u horreysay ee tamarta qoraxda ku shaqeysa ayaa lagu tijaabiyay dalka Malawi. Khubarada ayaa sheegaya in cagaftan oo gacanta lagu maamulayo loona yaqaano Aftrak ama Africa Tractor ay gacan ka gaysan karto in beeraleydu ay kordhiyaan wax soo saarka dalaga.