QORAAGA BUUGGA "KELIGAA MA TIHID"

Your browser doesn’t support HTML5

Minneapolis waxaa lagu soo bandhigay bug ku qoran English iyo Somali oo la baxay “Ma tihid kaligaa” oo ay qortay Xabiiba Maxamed oo ah haweenay Soomaali ah oo muddo badan macallin ka ahayd iskuullada gobolka Minnesota.