HAWEENAYDA LAXAADKA LA' EE HESHAY ABAALMARINTA

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Malawi, haweenay laxaad la’ oo naqshadeysa dharka ayaa ku guuleysatay abaalmarinno iyo aqoonsi caalami ah oo ay ku heshay naqshadeynta dharka.