Masjid ay leeyihiin Soomaalida Minnesota oo weerar lagu qaaday

Masaajidka Daarul Xikma

Imaamka masjidka Daarul Xikma ee magaalada Minneapolis ee gobolka Mineesota ayaa sheegay in weerar loo geystay masaajidkaasi xilli habeen ah. Waxa uu sheegay in laamaha ammaanku ay baarayaan falkan islamarkaana aan wali la aqqoonsan ninkii falkaasi weerarka ah u gaystay masaajidka.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Sh. Axmed Mascadde ayaa wareystay Maxamed Cabdullaahi oo ah Imaamka masjidka Daarul Xikma ee magaalada Minneapolis, waxaana uu weydiiyay sida uu weerarku u dhacay?

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga imaamka

Masaajidka Minneapolis