Israa'iil oo heshay meydadka lix ka mida maxaabiista laga haystay

Israel Palestinians

Israa'iil ayaa Axadda maanta ah sheegtay inay heshey meydadka lix qof oo lagu qafaashey Gaza. Waxaa ku jira dadka maydadkooda la helay nin dhalinyaro ah oo Israa'iili-Mareykanka ah, kaasoo noqday mid ka mid ah maxaabiista ugu caansan ee ay Xamaas gacanta ku hayso, iyadoo waalidkiis ay la kulmeen madaxda caalamka oo ay cadaadis ku saareen in la sii daayo.

Warbixintan waxaa diyaarisey VOA, Sahra Cabdi Axmed, ayaa noo haysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Israa'iil oo heshay meydadka maxaabiista