Xiisad ka taagan baarlamanka Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Fadhi uu yeelan lahaa Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u furmi la’ muranka ka dhashay taageero qaar ka tirsan xildhibaannada ka soo jeeda Koonfur Galbeed ay u muujiyeen ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya, iyagoo ka hor-yimid ciidamo ka socda Masar. Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan soo diray.