UK: Muhaajiriin ku dhintay doon la qalibantay

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Britain ayaa sheegtay inay tallaabo adag ka qaadayso mukhalasiinta dadka doonyaha ka soo saara xeebaha Faransiiska, kadib markii 12 qof oo ay ku jiraan caruur iyo haweenay uur leh ay ku dhinteen dooni shalay dagtay. Waxaan faah-faahinta ka wareysanay Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.