Wareysi: Halista Cudurka Cancer-ka ee naasaha

Bisha October ee soo socota ayaa ku beegan maalinta caalamiga ee iska wacyigelinta cudurka canser-ka naasaaha ee dumarka, waxaana qaban qaabo wacyigelin ay toddobaadyadan ka socotaa magaalada Nairobi iyo meelo kale oo ka tirsan Kenya.

Haboon Maxamed aaa kaaliye caafimaad oo ku nooleyd dalka Britain in ka badan 20 sano, islamarkaana uu ku dhacay cudurka, kana mid ah dadka ka badbaaday.

Haddaba Yaasiin Ciise Wardhere ayaa kula kulmay Haboon Maxamed magaalada Nairobi oo ugu horeeyn weydiiyay sida uu cudurka ugu dhacay iyo qaabkii looga daweeyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Halista Cudurka Cancer-ka ee naasaha