Dowladda UK oo hubka ka joojisay Israel

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisul Wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa difaacay go’aankii dowladdiisa ay ku hakisay qaar ka mid ah shixnadaha hubka ee Israa’iil, isaga oo sheegay in tallaabadaasi ay lagama maarmaan u tahay in loo hoggaansamo sharciga caalamiga ah.