Shiinaha oo $51 bilyan siinaya Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa madaxa Africa u ballan qaaday ​​$51 bilyan oo uu Africa gelinayo muddo 3sano ah. Haddaba maxaa lagu macnayn karaa doorka shiinaha ee Africa? Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Jamacada Savannah ee Georgia ka dhiga taariikhda Afrika iyo Barriga Dhexe ayaa ka waramaya