Warbixin ku saabsan amniga doorashada ka dhaceysa Mareykanka

Saraakiisha ugu sarreysa ammaanka ee doorashada Mareykanka ayaa cod bixiyayaasha Mareykanka ka codsanaya in ay hoos u dhigaan buuqa oo ay diidaan waxa ay ku tilmaameen sheegashada aan sal iyo raadka lahayn ee ah in doorashada madaxtinimo ee soo socota lagu shuban doono.

Warbixintan waxaa qoray Jeff Seldin, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan amniga doorashada ka dhaceysa Mareykanka