Kororka dacwadaha fal-danbiyeedyada Maxkamadda Gobolka Banadir

Maxkamadda Gobolka Bednaadir

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banadir, Salax Maxmuud Cali ayaa VOA-da uga warramay, culeyska kiisaska maxkamadda ay qabato iyo baahida garsoore ee jirto.

Arrimahan iyo kuwo kale oo la xiriira howlaha maxkamadda ayuu uga warramay, Falastin Axmed Iman.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a