Trump iyo Kamala Harris oo caawa dood yeelanaya

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Maraykanka, caawa waxay doodi dhex mari doontaa labada tartame ee xilka madaxtinimo ee Maraykanka Donald Trump iyo Kamala Harris. Haddaba waxa doodda caawa laga fili karo ayaa waxaa nala falanqeynaya Maxamed Cabdi Sandheere.