Britain: 1,750 maxbuus oo xabsiyada laga sii daayey

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Britain maanta waxa xabsiyada iyaga oo dhameysan xukunkoodii laga sii daayey 1,750 maxbuus. Tan ayaa imaneysa iyada oo xabsiyada ay buuxameen.