Trump iyo Harris oo xalay dood kulul yeeshay

Your browser doesn’t support HTML5

Donald Trump iyo Kamala Harris ayaa xalay markii ugu horreysay yeeshay dood fool ka fool ah oo ay uga doodeen, arrimo kala duwan oo taabanaya nolosha dadka Mareykanka. Madaxa laanta Af -Soomaliga ee VOA Cabdiraxaman Yabarow ayaa fallanqeynaya sida ay doodda u dhacday.