PSF oo amar ku soo rogtay garoonka Boosaaso

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka amniga magaalada Bossaso ee loo yaqaan PSF ayaa ku amray in la joojiyo shaqadii garoonka diyaaradaha, iyo in dadka deggen agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso inay isaga fogaadaan. Yuusuf Maxamuud ayaa warbixintan kooban ka so diray Boosaaso.