Somaliland oo xirtay maktabad masaari ah

Your browser doesn’t support HTML5

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay xireen maktabad ay masaaridu ku lahaayeen magaalada Hargaysa, inkastoo aaan si rasmi loo sheegin sababta.