Ra’iisul Wasaare Xamza oo tegay Baydhaba

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho madaxda Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Mukhtar Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.