Turkiga oo ballaarinaya ciidamadiisa badda

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Turkiga ayaa wada balaarin uu ku samaynayso ciidamadeeda badda si ay uga dhigaan mid ka mid ah quwadaha badda ee ugu waaweyn qaarada Yurub. Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedinaya.