Mareykanka oo ka hadlay xiisada Somalia iyo Itoobiya

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin in in xiisadda ka dhex taagan dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya ay dagaal gacan ka hadal ah isku baddasho. Safiirka Maryakanka ee Soomaaliya Richard Ridley ayaa wareysi gaar ah siiyay Cabdulqaadir OK, waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.