Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsanyahay, shidaal-qodis ka billaabmeysa Soomaaliya sannadka soo socda.
Waxaa marti ku ah, Agaasimaha Hey'adda Batroolka Soomaaliya. Eng. Cabdulqadir Aden, waxaa soo jeedinaya Nur Xasan Nur.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso barnaamijka.m4a