JD Vance oo ku adkeystay hadalkiisa ka dhanka ah Muhaajiriinta Haiti

JD Vance

DJ Vance oo ah ninka uu usoo xushey musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump inuu noqdo madaxweyne ku-xigeenkiisa ayaa difaacay hadalkiisii ahaa in dadka soo galootiga ah ee u dhashey dalka Haiti ee degan gobolkiisa Ohio ay cunaan Eeyaha iyo Mukulaalaha halka ay ka dilaan oo ay afduubtaan dadka deriska la noqdo.

Warbixintan waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

JD Vance oo ku adkeystay hadalkiisa ka dhanka ah Muhaajiriinta Haiti