Jarmalka oo adkeeyey amniga xuduudadhiisa

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Jarmalka ayaa Isniinta maanta ah ballaarisay kontoroolka xudduudaha ay la leedahay dhamaan sagaalka dal ee deriska la ah, ayada oo rajo ka qabta in ay xakameyso qul-qulka muhaajiriinta, taasi oo ay ka caroodeen dalalka kale ee xubnaha ka ah Midowga Yurub.