Jarmalka oo qaadanaya 250,000 oo shaqaale Kenyan ah

Dowladaha Kenya Iyo Jarmalka ayaa wada galay heshiis lagu shaqaaleysiinayo ilaa 250,000 oo shaqaale Kenyan ah, taasi oo Kenya ka caawineysa caqabadaha shaqo la'aanta ee haysata dhallinyarada wadankaasi.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirty Intisar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Jarmalka oo qaadanaya 250,000 oo shaqaale Kenyan ah