Britain oo loogu baaqay in aysan ku daya Talyaaniga

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa ku boorinaya Britain in aysan min guurin habka uu Talyaanigu isku dayayo in lagu dhimo tirada muhaajiriinta ee imaanaya xeebaheeda. Henry Ridgell ayaa warbixintan ka soo diray London, Caasha Cuud ayaa soo jeedinaysa.