Amuuraha Islaamka: Muxuu qaraarkii QM ka beddeli karaa Israel?

Barnaamijka Arrimaha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; qaraarkii dhowaan ay ansixisay Qaramada Midoobe ee ku baaqayey in Israel ay soo afjarto haysashada sharci-darrada ah ee dhulka Falastiiniyiinta iyo waxa uu qaraarkaas ka beddeli karo Israel.

Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka: Muxuu qaraarkii QM ka beddeli karaa Israel?