Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya ee ONLF ayaa ku eedaysay dowladda Itoobiya in ay ku xad-gudubtay xuquuqaha dastuuriga ah ee Soomaalida ku nool deegaanka Soomaalida.
Sidoo kale, waxa ay sheegtay in Itoobiya ay jebisay heshiiskii nabadeed ee ay labada dhinac kala saxiixdeen sannadkii 2018-kii taasi oo keentay in kooxdu ay ku dhawaaqdo in ay ku raadinayso damaceeda siyaasadeed si nabad ah.
Laanta Afka Amxaariga ee VOA-da ayaa la hadashay Madaxa ONLF iyo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida. Maxamed Colaad Xassan ayaana warbixintan nooga diyaariyay.
Your browser doesn’t support HTML5