Khatarta Telfoonnada gacanta xilliga waxbarashada

  • Sahra Abdi

Magaalooyin ku yaalo dalka Mareykanka sida kuwa gobolka Florida ayaa u codeeyey in ardayda aysan gudaha iskuullada ku dhex isticmaali karin telfoonnada gacanta.

Guddiyada Waxbarashada ee magaalooyin ku yaalla gobollo kale oo badan ayaa ka fekeraya tallaabo taasi la mid ah.

Haddaba side isticmaalka telefoonnada gacanta uu khatar ugu yahay iskuullada iyo waxbarashada?

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee Minnesota kula xariirtey, Cabdi Cabdille oo ah maamulka Iskuulka Seyniska iyo Teknooloojiyadda ee loo soo gaaliyo SciTech Academy ee magaalada Minneapolis.

Your browser doesn’t support HTML5

Iskuullada oo bilaabay mamnuucista telfoonadda gacanta ee ardayda